Sh Axmed Maxamed Islaan (Sh Axmed Madoobe ) oo ka hadlay Shir ka furmay Kismaayo

February 28, 2013 - Written by

ahmed_madoobeKismaayo:-Waxaa ka furmay maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose shir in muddo ahba qabanqaabadiisu ay socotay kaas oo Maamul gobaleed loogu sameynayo  gobollada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo waxaana shirkan soo abaabulay Maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo iyo Urur Gobaleedka IGAD

Maamul u sameynta gobollada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo ayaa waxaa isku khilaafsan madaxada DFS iyo Maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo waxaana uu khilaafka salka ku hayaan qabiil iyada oo Masuuliin ka tirsan DFS ay si cad u diidan yihiin in Maamul  gobaleed laga sameeyo J/land halka qaar ka mid ah dadka ka soo jeeda J/land ay ku doodayaan in ay xaq u leeyihiin maadaama dowlada lagu doortay Dastuur Federaal ah.

Guddoomiyaha KMG ee maamulka Kismaayo Sh Axmed  Maxamed Islaan (Sh Axmed Madoobe ) ayaa ka hadlay shirka maanta ka furmay magaalada KIsmaayo ee xarunta J/Hoose wuxuuna sheegay in ay ku martiqaadeen DFS iyo dhamaan dadka ka soo jeeda gobalada ubooyinka .

Hoos Ka Dhageyso Wareysi ay la yeelatay Idaacada VOA-da Guddoomiyaha KMG ee maamulka Kismaayo Sh Axmed  Maxamed Islaan (Sh Axmed Madoobe )

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online