Sh Cali Warsame oo ka hadlay dilkii Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax.[Daawo Video]

February 21, 2013 - Written by

Kulan ay isugu yimaadeen culimada Soomaaliyeed iyo aqoon yahanada ku nool magaalada Qaahira ayaa tacsi tiiraanyo leh u gudbiyay dhamaan umadda Soomaliyeed gaar ahaana qoyskii uu ka geeriyooday sidoo kale waxay talo iyo tusaale usoo gudbiyeen dhamaan umadda somaliyeed iyo sidii looga hor tagi lahaa ficilada noocan ah oo kale oo ah mid diinta Islaama ah ka fog.

Hoos ka Dhagayso kulanka dhexmaray Culimada iyo aqoon yahanada Soomaaliyeed ee dalka Masar

Halgan.net

3 Comments so far

Leave a comment

  1. إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

    إن لله ماأخذ وله ماأعطى . وكل شئ عنده بأجل مُسمى ب ,,,

    وَبَشِّرْ الصَّابِرِينَ * الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُمْ مُصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ * أُوْلَئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِنْ رَبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ وَأُوْلَئِكَ هُمْ الْمُهْتَدُونَ

    بسم الله الرحمن الرحيم (( يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ ارْجِعِي إِلَى رَبِّكِ رَاضِيَةً مَرْضِيَّةً فَادْخُلِي فِي عِبَادِي وَادْخُلِي جَنَّتِي )) صدق الله العظيم بقلوب مؤمنة بقضاء …
    ilaahoow rabiyoow unaxariiso sheekh cabdulqaadir nuur faarax shaqsiyan aad ayaan uga faaiideystay muxaadaroorin uu qeeb ka ahaa sheequ oo kadhacay masjidka roda ee bosaso qaasatan waxaa kaqeebgalay nadwadii qooska iyo tii ganacsiga ilaahoow waxaan kaabaryay dadkii geestay falkaas labada shiiq lagu dilay inaad faadeexad iyo bur bur kusoo dadaji

  2. Waxaan ka tacsiyadeenayaa dilkii xaqdarada ee loogu geystay Sh.C/qaadir Gacameey oo gudanayey salaatul bardeyn Salatul wus-dhaa Masjidu Badar Garowe Dal-udugg wa narjuu minnallaahi a shahaada wa jannata firdowsa al aclaa Aamiin
    http://www.iumsonline.net/ar/default.asp?menuID=26&contentID=5840 waa maqaal Tacsi uu dirayo Ururr weynaha midowga Culimada Caalamka Islaamka oo uu isla Sh C/qaadir Xubin ka ahaa alle ha u naxariistee Aamiin
    الاتحاد ينعي الى العالم الاسلامي وفاة الشيخ عبد القادر فارح نور
    الاتحاد العالمي لعلماء المسلمين ينعي الى العالم الاسلامي وفاة الشيخ عبد القادر فارح نور عضو الاتحاد
    http://www.iumsonline.net/ar/default.asp?menuID=26&contentID=5840

  3. waxaan tacsi taas culimadu dirayaan lamid ah u dirayaa sheeq c/qaadir nuur faarax انا لله وانا اليه راجعون ان لله مااخذ وله مااعظي وكل شييء عنده باجل مسمي

Leave a comment

*