Sh Maxamuud Ciise iyo culimada ,Ducaada jaamacadda Umul Qura oo Tacsi diray

February 16, 2013 - Written by

إن الحمد لله، نحمده ونستعينه، ونستغفره، ونعوذ بالله من شرور أنفسنا، وسيئات أعمالنا، من يهده الله فلا مضل له، ومن يضلل فلا هادي له، وأشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له وأشهد أن محمدا عبده ورسوله.,وبعد. Culumada,ducaada,arada jamacada Umul Qura iyo macaahida Islaamiga ah ee Makka Al-mukarama waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ehadaladii, culumada, asxaabtii, dhamaan umada Somaaliyeed iyo guud ahaam umada Muslimiinta dilkii waxshnimada ahaa ee shalay 05/04/ 1434/15/02/2013 loogu gayastay masjid Bader ee magalada Garoowe Sh Abdulqadir Nuur Farax Alle ha naxariistii ha geeyee.

Waxaan kale oo Alle ugu baryaynaah in Alle ka dhigo Shiikha shahiid, umada iyo dadka uu ka tagayna samir iyo iimaan Alle ka siiyo. Waxaan kale oo Alle ka baryaynaah kooxdaan caadaystay dilka culumada, indheergaradka,cuqaasha iyo aqoonyahnada in Alle ka soo saaro calaamad degedega Sh Abdulqadirna uu noqdo qofkii ugu danbeeyay oo gacantooda ku baxa.

Saxiixayaasha bayaanka.
1-Sh Maxamuud Ciise
2-DR Axmed maaxi
3-Sh Cisman Yuusuf
4-Sh Muse Dahir Awayes
5-Sh Cabdikariim Cali Farah
6-Sh maxamed Dahir Qayliye
7-Sh Cabdixakiim Xasan Xuseen
8-SH Cabdirashiid Baxeer
9-Sh Jamac Farax Gaas
10-SH Maxamed Ciise Barre
11-Sh Cabulqaadir Garwayne
12-Sh Axmed Sh Farax (Ciro)
13-Sh Xuseen Maxamed Ibrahim (Jaamaci)
14-Sh Xasan barre
15-Farxaan Maxamud Cigaal
16-Cabdiraxmaan Maxamed Iidle
17-Cabdirashiid Cabdullahi Xanbuuse
18-Maxamud Mohamed Xersi(Pakitani)
19-Farah Cali Abdi
20-Sh Maxameded Gaboobe
21-Dayib Cabdisalam Khaliif
22-Duuliye Sare Cabirisaaq
23-Sh Cabdullahi Cukaashe
24-Sh Bilaal Cabiraxmaan
25- Sh Cumar Maxamud
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online