Sh Yaxye Cabdi Saciid Imaamka Masjidka Al-Hidaaya oo tacsi u diray ehelada Sh C/qaadir

February 16, 2013 - Written by

2Nairobi:-Imaamka Masjidka Al-Hihaadaya ee magaalada Nairobi Sh Yaxye Cabdi Saciid ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax Allaha u naxariistee oo maanta lagu aasay magaalada Garoowe .Sh Yaxye Cabdi Saciid tacsi u diray ehelada Sheekh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah.

Hoos Ka Daawo Kalimada uu  Sh Yaxye Cabdi Saciid uga hadlay dilkii Sh Cabduqaadir Nuur Faarax

Waxaa kale oo halkan tacsi ka diraya Gudiga iyo Maamulka Masjidka Al-Hidaaya

1-Sheekh Maxamuud Shible
2-Sh Yaxye Cabdi Saciid
3-Sheekh C/raxmaan Usaama
4-Sheekh Cabdi waaxid Xasan
5-Mu,adinka C/fitaax Jabriil
6-Yaasiin Cabdi Ahmed
7-Khaalid Cabdi

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online