Sheekh Casiis Cajiib oo ka hadlay dilkii sh Cabduqaadir Nuur Faarax.[Daawo Video]

February 16, 2013 - Written by

alhidaayaNairobi:-Sheekh Casiis Cajiib oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax Allaha u naxariistee oo maanta lagu aasay magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal. Shiikha ayaa falkaas foosha xun ku tilmaamay mid garab marsan diinta Islaamka waxaan uu shiikhu ka sheekeeyey kooxihii lumay ee qaatay afkaartaan guran ee culimada lagu laynayo isagoo dadka tusaaleeyey kuwii dili saxaabigii Jaliilka ahaa ee Cuthmaan Ibnu Cafaan.

Hoos Ka Dhagayso Kalimada Sheekh Casiis Sh Cajiib uu uga hadlay dilkii Sh Cabduqaadir Nuur Faarax

Yaasiin Cabdi
Nairobi, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online