Sheekh Maxamuud Shible oo caawa muxaadaro ka jeediyey Masjid Bilal ee magaalada Jigjiga

February 21, 2013 - Written by

sheekah_1Jigjiga:-Sheekh Maxamuud Shible ayaa caawa oo jimca,ah muxaadaro cinwaan keedu yahay (miyay simanyihiin kuwa waxyaqaana iyo kuwa aan wax aqoonin?) kajeediyay masaajidka bilaal ee magaalada jigjiga

Muxaadaran oo ay ka soo qayb galeen dadwayne aad ubadan oo ka kooban bulshada qaybaheeda kala duwan rag iyo dumarba ayaa waxuuu sheekhu kaga hadalay faa,iidada uuleeyahay cilmigu iyo dhibaatada uuleeyahay jahligu isaga oo isbarbardhigay faa,iida cilmiga iyo dhibaatada jahliga.

Sheekha ayaa ku booriyay dadkii ka sooqaybgalay muxaadaradan in wakhti iyo maalba lagubixiyo raadidinta cimiga guud ahaan gaar ahaanna cilmiga shareecda islaamka.

Sidookale sheekhu waxuu kubooriyay bulshadii muxaadarada ka sooqaybgashay in dar,ilaahay,waxloobarto lagana fogaado riyaaga iyo in wax loobarto in aduunyo uun laguhelo.

no images were found

Sheekh Maxamuud Sheekh Maxamed Shible ayaa labadii isbuuc ee ugu danbaysay kusugnaa dawlada deegaan soomaalida itoobiya isaga oo muxadaraad iyo duruus kala duwan ka waday magaalooyinka kala,ah jigjiga ,Diridhabo Qabribayax,iyada oo lagu wado in uu gaadho sheekhu gobalada iyo dagmooyinka kale ee uu deegaanku k akooban yahay.

Waxii war ah ee ku saabsan Sheekha iyo safarkiisan dacwadeed ee uu kujoogo gobalkan waan idinla soo socod siin doonaa inshaa alaah.

Halgan.net
Jigjiga

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online