Sheekh Saciid Raage oo Muxaadaro ka jeedshay Masjidka Al-Huda ee dalka Finland (Daawo)

February 2, 2013 - Written by

untitledFinland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Saciid Raageka jeediyey Masjidka Al-Huda ee wadanka Finland ka dib markii uu Sheekh Saciid Socdaal dacwadeed ku yimid dalka Finland Sheekh ayaa waxaa uu Muxaadaradiisa ku jeediyey luqada Englishka

Hoos ka Daawo Muxaadarad Sheekh Saciid Raage oo socdaal dacwo ku jooga dalka Finland .

Helsinki Islamic Center.
Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. maasdha alaah alaha xifdiyo sheekheena alahan nagu afaco maxadaradiisa kharkha badan

Leave a comment

*