Tafsiirka Quraanka Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Al-Baqarah 40 ilaa 59 (Video+ Cod)

February 3, 2013 - Written by

drcaliNorway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax  uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax ayaa dib u bilaabay Tafsiirka Qu,aanka si dad wey naha iyo ardayda uga faa’iidaystaan. Tafsiirka Qu,aanka ayaa waxaa uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax ka akhriyaa Masjidka Al-Tawfiiq labada maalmood ee kala ah Sabtiga iyo Axada salaada Maqrib ka dib.

Tafsiirka ayaa waxaa uu caawa ka bilaabay Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax aayada suuratul Al Baqarah ayah 40 45

Tafsiirka Qu,aanka Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax aayada suuratul Al Baqarah ayah 45 ilaa 57


Tafsiirka Qu,aan Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax aayada suuratul Al Baqarah ayah 57ilaa 59


Hoos Ka Dhageyso Tafsiirka Qu,aanka Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax 40-ilaa 59 suurat Al-baqarah

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/me7yeh88b9/003_al-baqarah_ayaah_40-59_.mp3] Ama Halkan MP3

Halkan Ka Dhageyso Duruustii Hore ee Tafsiirka Qu,aanka uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax 

Oslo Norway
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,402 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>