Tafsiirka Quraanka Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Al-Baqarah 60 ilaa 74 (Video+ Cod)

February 4, 2013 - Written by

drcaliNorway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax  uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax ayaa dib u bilaabay Tafsiirka Qu,aanka si dad wey naha iyo ardayda uga faa’iidaystaan. Tafsiirka Qu,aanka ayaa waxaa uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax ka akhriyaa Masjidka Al-Tawfiiq labada maalmood ee kala ah Sabtiga iyo Axada salaada Maqrib ka dib.

Tafsiirka ayaa waxaa uu caawa ka bilaabay Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax aayada suuratul Al Baqarah ayah 60- 74

Halkan ka Dhageyso duruustii hore ee Tafiirka Qu,aanka Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax

Masjid Altawfiiq
Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. JAZAKALLAH KHEER ALL WALALAHa kheerka noosoogubinayo

Leave a comment

*