Urur Siyaasadeedka Midnimo iyo UDAD oo maanta shirweynahooda ku qabsanaya Garoowe

February 2, 2013 - Written by

DSC01120Garoowe:-Waxaa la filayaa in maanta magaalada Garoowe ee xarunta  Dawlada Puntland in uu ka furmi doono shirweynaha urur Siyaasadeedka Midnimo oo ka mid ah ururada ka jira Puntland, waxaana furitaanka shirka lagu wadaa in ay ka soo qeyb galaan ergooyin ka kala yimid gobalada Puntland .

Qabanqaabada Shirweynaha ururka Midnimo ayaa siweyn Looga dareemayaa xarunta Puntland ee Garoowe waxaana uu kulankooda uu ka dhici doonaa Hoolka Shirarka ee Jaamacada PSU .Urur Siyaasadeedka Midnimo ayaa waxaa uu soo bandhigi doonaa Barnaamijka Siyaasadeed waxaana la dooran doonaa gudoomiyaha Ururka  ,Golaha fulinta ee ururka Midnimo iyo Golaha dhexe.

Dhinaca Kale waxaa sidoo kale la filayaa in uu maanta ka furmo magaalada Garoowe ee caasimada Puntland shirweynaha urur Siyaasadeedk UDAD waxaana taageerayaasha Ururka ay isigu yimaadeen magaalada Garoowe .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online