Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wassunnah Sheekh C/qaadir waxaa dilkiisa ka Danbeeyey Ururka Al-Shabaab

February 16, 2013 - Written by

ictisaamBoosaaso:Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wassunnah oo uu ka mid ahaa Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa Bayaan ka soo saartay dilka Shalay loogu geystay magaalada Garoowe gaar ahaan Masjidka Al-Bedar xili Sheekh C/qaadir uu ku jiray Salaadii casar rakcadii u danbeysay . Waxaa wili socda kulamo aan kala kac lahayn oo ay leeyihiin makaatibka kala duwan ee Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wassunnah taas oo ay jawaab uga bixin doonaan dilka Sheekh C/qaadir Nuur faarax raximahulaah. Culimo ‘udiinka ayaa waxaa ay ugu baaqeen , waxgaradka , Isimada iyo dhamaan bulshada  Soomaaliyeed meel kasta oo a joogaan in shir deg deg ah ay iskugu yimaadaan Shirkaas oo looga hadlayo sidii looga hortagi lahaa khatarta  dadka banaystay dhiiga muslimiinta iyo gaar ahaa culimada Soomaaliyeed.

Nuqul ka mid ah Bayaanka ay ka soo saareen Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wassunnah dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa soo gaaray Halgan.net  hoos ka akhriso.

Halkan ka Akhriso bayaanka ay Ururka Al-Ictisaam ka soo saareen dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah.  Bayaan Ururka Al-Ictisaam oo Bayaan ka soo saaray dilka Sh. Cabduqaadir Nuur Faarax [Af-Carabi] .

Halgan.net
Boosaaso

7 Comments so far

Leave a comment

  1. ILa hayow danbigiisa iyo danbigayaga ba dhaaf ilaahayow shiikha janadii firdawsa gee
    ilaa hayow wixii dilay na ga kaafi ilaa hayow soo hadee wixii erey iyo ulba kula haa dilkii shiikha

    AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  2. Sheekha Allaha u naxariisto waana in sidaas lagu iloobin dadkii dilay ee meel looga soo wada jeesto inagoo aan xad gudbin sidoodoo kale. waa in aan ka war sugno culumadda soomaaliyeed ee diinta sida fiican ee wasadka ah u bartay.

  3. ilaahay shiikh haw naxariisto anagana dabadood hana fitnayn ilaahayna hasoo qabto cidi dishay shiikh oo haduleeyo if iyo aakhiraba

  4. WAXAN HALKAN TACSI TIRANYA LEH UGA GUDBINAYAA SHIKHEENI WALIBA WAXAN DHIHI KARA INU AHAA SHIKUL UMMAHA ILAHEY SABIR IYO IMAN HA INAGA SIIYO ILAHEY GACANTISA MIDIG HAKA SIIYO KITABKISA JANATUL FIRDOWS HA KAWARABIYO

  5. Allah Janooyinkiisa fasiixa ha geeyo sh Abdulqaadir shiikhaygii ayuu ahaa. Waxaan ku xassuustaa kitaabka saxiixul muslimka oo uu noogu akhrin jiray sanadihii 85-86 amasjidkii Ceel Hidi ee Muqdisho. Kuwa dilay waa daalimiin inxiraafka ku fogaaday oo waxbadan looga digay ummada. فاعتبروا يا أولي الألباب.

  6. alla ha unaxariisto

  7. alaah ha unaxariisto sheekh waan uducaynay naa dhamaan muslimiinta maqashay geerida sheekh c/qaadir nuur faarax

Leave a comment

*

*

Halkan ka Daawo Live Tafsiirka Quraanka ee Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo Sh Dr Cali Maxamed Saalax.
ustaad

Buuga Loogu Magac Daray Xadka Riddada Sh Maxamed Idirs.
|1aad. |2aad. |3aad.
ustaad Si Sahlan u baro Qu,aanka adoo jooga Gurigaaga Macalin Qu,aan Online T Contact Tel Free: +1612 223 5744.
ustaad Been abuurka Somalimemo ay ka faafiyeen ururka Ictisaam oo laga daba tegay(Dhagayso waraysi Sh Axmed Cabdisamad).

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
February 2013
M T W T F S S
« Jan   Mar »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online