Ururka Al-Shabaab oo dil ku fuliyey caawa mid ka mid maxaabiis ay gacanta ku hayeen

February 14, 2013 - Written by

Jonathan_KangogoMuqdisho:-War Saxaafadeed mar dhow soo gaaray Shabakadda Wararka Halgan.net oo ka soo baxay Ururka Al-Shabaab  ayaa waxaa lagu qeexay in mid ka mid ah maxaabiistii ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab ay xukun dil ah  ku fuliyeen.

Warsaxaafadeedka oo ku qoran Luqada Englishka oo nuqul ka mid ah uu soo gaaray Halgan.net ayaa Ururka Al-Shabaab ku sheegeen in ay dhamaatay wakhtigii ay u qabteen dowlada dalka Kenya in ay kaga soo jawaabto fariintii ay u direen.
Maxbuuska dilka lagu riday ayaa magaciisa la yiraahdaa Jonathan Kipkosgei Kangogo waxaa uu ka mid ahaa sidda lagu xusay warsaxaafadeedka ciidanka dalka Kenya KDF.

Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale waxaa ay Ururka Al-Shabaab dib u dhigeen xukun ay ku fulin lahaayeen ilaa 5 maxbuus oo kale oo ay gacanta ku hayaan ka dib markii ay codsi badan uga yimaadeen ehelada maxaabiista ku jira gacanta Ururka Al-Shabaab waxayna u qabteen dowlada Kenya mudo 72-da saac ah.

Warsaxaafadeedka ay Ururka Al-Shabaab oo ku qoran Afka Englishka ayaa waxaa uu  u qoraanaa sidan.

The Fate of the Kenyan PoWs

Mogadishu (15/02-2013).  In the Name of Allah, the Most Beneficent, the Most Merciful:

Following the expiry of the deadline set by Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen for the Kenyan PoWs, the Mujahideen have decided to execute Private Jonathan Kipkosgei Kangogo, a soldier serving in the Kenyan Defence Forces.

Despite the Mujahideen opening the doors of negotiations and giving them ample time, the Kenyan government has been wilfully negligent  and has failed to take adequate steps to secure the release of its citizens. And with this, it has become manifestly evident that the government does not value the lives of Kenyan citizens, despite claiming to have invaded Somalia because of two foreign tourists. The lives of the Kenyan citizens now also awaiting execution are cheap compared to the lives of the foreign tourists.

But while the Mujahideen have executed theserving KDF soldier, there is still a chance of securing the release of the remaining 5 prisoners. As a response to the growing pleas of the prisoners’ families who have contacted us, HSM is adding a grace period of 72 hours for their government to secure the release of the remaining prisoners.  In 72 hours, the prisoners will either lose their lives because of their government’s betrayal or celebrate their government’s assistance and rejoice in their freedom. It is a matter of life and death and if it fails to secure the release of their PoWs, the Kenyan government must bear full responsibility for their deaths.

Press Office. 

Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online