Wafdigii culumada oo hawlo kala duwan ka qabtay magaalada Gaalkacyo

February 2, 2013 - Written by

Gaalkacyo:-Wafdigu wuxuu soo gaaray magaalada habeenimadii jimcaha ee 24/01/13. Intii uu joogayna wuxuu muxaadarooyin iyo kalimado waano iyo wacyigalin ah ka jeediyey masaajida Abuuhureyra, Salaaxu diin, Shaafici iyo Nuurul-yaqiin. Wuxuu la yeeshay maamulka dacwada gobolka iyo odayaasha magaalada fadhiyo lagaga wada hadlayey dardargalinta dacwada gobolka Mudug, tayaynta waxbarashada diiniga ah, walaalaynta bulshada Soomaaliyeed, ka hortagga fasaadka iyo marinhabowga ku socda bulshada gaar ahaan burcadnimada, qabyaaladda iyo colaadaha joogtada noqday.

Waxaa kale oo wafdigu kulamo la qaatay madaxa Jaamacadda Bariga Afrika faraca Gaalkacyo, maamulaha mac-hadka Alfaaruuq ee culuumta shareecada iyo luqada carabiga, waxayna is dhaafsadeen warbixino ku lug leh mu’assasadaha tacliimiga iyo dacwiga ah, iyo waxqabadkooda.

Wafdigu wuxuu booqday dhismaha  Xaraunta Alxikma ee Dacwada iyo Hanuuninta oo ay dhismeheeda iska kaashadeen Hay’adda Alxikma iyo dadweynaha deegaanku, waxayna soo indha-indheeyeen dhismaha iyo qaybaha xaruntu ka kooban tahay, waxaana kormeerkaas ku weheliyey madaxa guddiga dacwada gobolka iyo ku xigeenkiisa, iyo qaar ka mida guddiga maamulka xarunta oo uu ka mid ahaa Eng. Cumar dheere, Sheekh Aadan Maxamed Cigaal iyo Maxamuud Aw Faarax .

Intaa ka dib waxaa lagu qabtay Hotel-ka Aaran kulan lagaga hadlayey qabashada xafladda furitaanka xarunta Alxikma iyo siyaabihii looga faa’iidaysan lahaa, waxaana kulankaas ka soo qaybgalay: masuuliyiinta dacwada gobolka, guddiga maamulka Markazka iyo wafdigii culumada, waxaana la goostay in markazka degdeg loo furo, in uu noqdo xarun dacwadeed oo lagu qabto dawrooyinka, muxaadarooyinka, nadwooyinka iwm, in laga dhex furo mac-had diini ah oo heer dugsi sare ah, in lagu qabto koorsooyin xirfadeed iyo tababaro macalinimo, daacinimo iwm.

Waxaa kale oo wafdigu booqday dugsiga sare ee Cumar Samatar, wuxuuna maamulaha dugsiga ka dhagaystay warbixin kooban oo ku saabsan taariikhda dugsiga, marxaladihii uu soo maray, waxqabadkiisii iyo meesha maanta uu marayo, ka dibna Sh. Axmed C/samad ayaa ardayda u jeediyey muxaadaro taabanaysa dhinacyo badan oo dhalinyarada khusaysa, mowduucyada uu soo qaadayna waxaa ka mid ahaa: nimcada islaaminimada, barashada diinta iyo ku dhaqankeeda, xoojinta cibaadada, wanaajinta akhlaaqda, iska ilaalinta raacidda moodooyinka, ka fogaanshaha qabyaaladda iwm. Ugu dambayn maamulaha ayaa wafdiga inta aanu sagootiyin ku soo wareejiyey qeybaha kala duwan ee dugsiga.

Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Allaah Culimada iyo ducaada meel walba ay jogaan ha xifdiyo aad iyo aad ayaan ugu faraxna warbixintaan iyo safarda dacwiga ah ee ay culimadu sameyeen waxaan naftayda iyo dhamaan bulshada kaleba ku boorin in ay culimada garab istagaan oo ay cawiyaan kalana shaqeyaan wanaaga iyo sidii diinteena macaan loo dhaqan gelin lahaa markii aan akhriyyey qoraalkaan waxuu farax geshay dareer kaygii waxaana aad maskax dayda markiiba ka fekertay waqtigii qaliga ahaa ee umada muslimiintu ay soo mareen, mar iyo laboba waxaan ku soo celin culimada waa halka naftuu inooga jirtee aan cilmiga ka dhaxalno lana shaqeeyno.

Leave a comment

*

*

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
February 2013
M T W T F S S
« Jan   Mar »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online