Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta ee DFS oo gaaray magaalada Nairobi

February 7, 2013 - Written by

DSC00662Muqdisho:-Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Mudane Maxamuud Xasan Suleeman iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Nairobi si ay uga qayb galaan shirar muhiim ah oo ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa dhaqaalaha dalka.

Shirarka uu wasiirku ugu qayb galayo magaalda Nairobi ayaa daba socda shirarkii looga hadlayey qaabaynta dhaqaalaha Soomaaliya oo ay hurmuudka ka ahaayeen Bangiga Aduunka , IMF iyo G7+ oo u xilsaaran sidii kor loogu qaadi lahaa dhaqaalaha wadamada colaadaha ka soo kabanaya.

Bilihii ugu danbeeyey waxaa ku soo qul qulayey magaalada Muqdisho wafuud heer caalami ah oo dowladda Soomaaliya kala hadlaysay sidii dib loogu soo noolayn lahaa kaabayaasha dhaqaalaha loona hormarin lahaa hay’ada maaliyadda,

Wasiirka ayaa intuu ku sugan yahay Nairobi kulamo la qaadan doona Bangiga Aduunka, IMF iyo safiirada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Nairobi

Xafiiska wasiirka Maaliyada
Muqdisho
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online