Mu’tamarkii Islaamiga ahaa ee ka socday Kampala oo maalintii 3aad galay (Warbixin)
(March 31, 2013)
Kampala:-Mu’tamarkii dacawiga ahaa ee ka socday magaalada kampala ayaa maalintii 3aad galay waxaana maanta ilaa caawa baxay duruus badan oo ka kala baxday hoolka jaamacadda bariga afrika,musallaha c
Ciidanka Booliska Garoowe oo qabtay rag ka mid ah burcadii dhaca u geystay Xawaalada Kaah Express
(March 31, 2013)
Garoowe:-Ciidanka Booliska ee magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa ay gacanta ku dhigeen 2 nin oo ka mid ahaa kooxdii burcada ahayd ee dhaca u geystay Xawaalada Kaah Express ee magaalada Boosaas ee xar
Rasul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo gaaray Degmada Garbahaarey
(March 31, 2013)
Gedo:Rasul wasaaraha DFS  Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa maanta  gaaray magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo,waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeyey ma
Xaqa Culimada ay ku leeyihiin Umada iyo kuwa dhiigooda banaysta maxaa lagu gartaa.? Sh Umal.[Daawo Video]
(March 31, 2013)
Oslo:-Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed kana mid ah culimada ka qayb galaysa Mutamar Islaami ah oo ka socda magaalada Oslo caasimada dalka Norway ayaa waxaa uu ka jeediyey mu
Dowro diini ah oo loo qabtay gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika
(March 31, 2013)
Waxaa maalintii jimcada ahayd ee ay bisha ahayd 29/03/2013 lagu soo gabagabeeyay magaaladan JOHANNESBURG DOWRO SHARCI AH oo socotay labo maalmood,28-29/03/2013. Dowradaas waxay gaar u ahayd dumarka So
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo gaaray degmada Jowhar
(March 30, 2013)
Jowhar:-Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha Dowllada Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta waxaa uu safar aan horay loo shaacin uu ku gaaray degmada Jowhar ee xarunta gobolka
Mu’tamarkii 1aad ee dalka Uganda oo galay maalintiisii 2aad (Daawomasawirada)
(March 30, 2013)
Mu’tamar Islaami ah ayaa ka furmay Markaska Tawxiid ee magaalada Kampala ee dalka Ugandha, kaas oo loogu magac daray Hagaajinta Bilshada, Shalay Casarkii ilaa Maqribkii ayaa waxaa baxay laba darsi o
Halgan.net oo dib hawada ugu soo laabtay iyo Mahadcelin ku socota Mareegaha Soomaaliyeed
(March 30, 2013)
London:Waxaa la ogeysiineynaa dhamaaan akhristayaasha Mareegta Halgan.net in aan dib ugu soo laabanay hawada inagoo akhristayaasha u soo gudbin doono haddii alle idmo qoladii webka warka beenta ah ku
Mu’tamarkii dacwada ee koowaad oo shalay ka furmay Kampala
(March 30, 2013)
Kampala:-Galabta salaaddii casar ka dib waxaa Masjidka Towxiid ee magaalada Kampala ee caasimada Uganda ka furmay mu’tamarkii 1aad ee dacawiga ahaa ee loogu magac-daray  (hagaajinta bulshada). Mu
Ra’iisul wasaaraha DFS oo booqday Dekkadda Kismaayo.[Daawomasawirada]
(March 28, 2013)
Ra’iisul wasaaraha Dowllada Federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon  Saacid ayaa waxaa uu saaka kormeer howl ku soo bixiyey dekkada weyn ee magaalada Kismaayo iyadoo ay la socdaan wafdi wasi

Next Page »