Sheekh Maxamuud Shible oo muxaadaro ka jeediyey Masjid Jaamica magaalada Jigjiga(Dhageyso)
(March 2, 2013)
Jigjiga:-Sh. Maxamuud Shibili ayaa xalay waxaa uu muxaadaro ka jeediyey Masjid  Jaamica magaalada Jigjiga oo ah xarunta degaanka Soomaalida  ee dalka Itoobiya.  Sh.Maxamuud Sh.Maxamed Shible ayaa m
Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada bariga Africa oo howl shaqo ku tegay dalka Uganda
(March 2, 2013)
Boosaaso:-Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada bariga Africa ee magaalada Boosaaso Dr.Dayib Ali Mohamed, ayaa waxaa u safar shaqo maalmihii la soo dhaafay ku joogay wadanka Uganda , Guddoomiye ku xigeenka
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxmuud oo khudbad ka jeediyey kalfadhiga Baarlamaanka DF
(March 2, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maaanta furitaankii kala fadhiga 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaalia ka jeediyay Khudabadda Xaaladda
Puntland oo mar kale dil ku xukuntey laba qof oo la sheegay in ay ka tirsan Yihiin Al-Shabaab(Dhageyso)
(March 2, 2013)
Garoowe:-Maxkamadda daradda kowaad ee ciidanka Puntland ee gobalka Nugaal ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday labo nin oo lagu eedeeyey in ay ka mid yihiin kooxda Al-Shabaab kuwaas oo laga soo