Nadwo looga hadlayo مداخل الشيطان oo lagu qabtay magaalada Hargeysa
(March 3, 2013)
Hargeysa:-Nadwo cilimiyeed si weyn looga soo qeyb galay ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland waxaana nadwada lagu qabtay Masjid Al-Hudaa waxaa nadwada cinwaankeeda uu ahaa
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qadar
(March 3, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa waxaa ay ka dageen caasimadda dalka Qadar ee Dooxa . Safarkan ayaa Madaxw
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar As-Saddique ee Minneapolis [Daawo]
(March 3, 2013)
Khubadii Jimcada ee Abubakar As-Saddique Islamic Center ayaa waxaa uu Sheikh Abdirahman Sh Cumar (حفظه الله) aad oga hadlay in diinteena Islamka ay xaaraaantinimaysay in uu qofku dhagro ama Kh
Ahmiyada Dacwada Sheekh Xasan Ibraahim Ciise.(Dhageyso)
(March 3, 2013)
Nairobi:-Waxaan walaalaha u soo gudbineynaa muxaadaro uu Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ka jeediyey Sheekh Xasan Ibraahim Ciise xafidahulaah waxaana uu Sheekhu ka hadlay mowduuc aad muhiim u
Ciidamada DFS iyo AMISOM oo gaaray Matabaan kuna siijeeda Dhuusamarreeb
(March 3, 2013)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa AMISOM ee Jabuuti ay ka dhaqaaqeen magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan iyaga oo gaar
Raisulwasaare Saacid oo khudbad ka jeediyey golaha Baarlamaanka DFS (Masawiro)
(March 3, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay wehliyaan xubnaha Golaha Wasiirada ayaa maanta horgeeyey golaha Baarlamaanka Soomaaliyeed
Heshiis dhexmaray East Africa University(EAU) iyo Islamic University in Ugandha(IUIU).[Daawomasawirada]
(March 3, 2013)
Kampala:-Waxaa dhawaan socdaal shaqo ku yimid dalka Uganda gaar ahaa caasimada dalkaas ee magaalada Kampala guddoomiye ku xigeen ka  Jaamacadda Bariga Afrika ee Boosaaso Dr Dayib Cali Maxamed, Guddoo