Tafsiirka Suuratu Al-Baqara ayadah 124 ilaa 141Sh. Dr. Cali Maxamed Saalax (Daawo)
(March 4, 2013)
Norway:- Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax ee ka socday Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax aya
Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Nolol iyo Geeri W/Q Sh Xassan Maxamed Ibrahim
(March 4, 2013)
Sheekh C/qaadir Nuur Faarax alle ha u naxariistee intii uu noolaa dadaal badan ayuu galiyay caddeynta iyo faafinta manhajka Ahlusunnaha ( assalaf assaalix) sida lagu yaqaanayna aqoon xeel dheer ayuu 
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Amiir dalka Qadar (Daawo)
(March 4, 2013)
Qadar:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta la kulmay Amiirka Qadar Amiir Hamad bin Khalifah Al Thani. Madaxweynaha sa
Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo tegay Degmada Dhuusamareeb
(March 4, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha Dowllada Federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka safar ku gaaray Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud. Saf
Wadadda ay u mareen Salafka masaa’isha ay ka furan tahay ijtihaadka W/Q Xudeyfa Raage
(March 4, 2013)
Waxaa maanta u soo gudbinaynaa akhristayaasha halgan.net maqaal diini ah oo uu qoray walaal Xudeyfa Raage uuna kaga hadlayo  jidka ay dadkii Salafka ahaa u mareen Masaa’isha ay ka furan tahay Ijtih
Dab xalay ka kacay meel u dhow Masjidka Al-firdaws ee magaalada Nairobi
(March 4, 2013)
Nairobi:Waxaa xalay markii saacadu ay ahayd 4: habeeno uu dab ka kacay meel u dhow Masjidka Al-firdaws oo ku yaal Xaafada Islii ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Xaafada Islii ayaa ah xaa