Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Sadiiq dilka iyo Dhiiga culumada (Video +Cod)
(March 5, 2013)
Nairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal, ayaa maanta  mar kale  ka hadlay in hadaf ka dhigashada Culimada ay tahay fitnada ugu daran ee dalka soo martay.Sh. Umal oo Jimcadii hore bilaabay khudbo uu uga hadl
Madaxweynaha DFS oo Fariin u diray Shacabweynaha Soomaaliyeed (Daawo)
(March 5, 2013)
Qadar:-Madaxweyna Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa Fariin u diray Shacabweynaha Soomaaliyeed meel Walba ay joogaan. Madaxweynaha ayaa sheegay in Caala
Qarax caawa ka dhacay ka soo horjeedka Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.[Daawomasawirada]
(March 5, 2013)
Nairobi:-Waxaa caawa abaarihi marka ay eheed 8:20 daqiiqo laba qarax oo is xigxiga ay ka dhaceen ka soo horjeedka Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, Masjidka Al-hidaaya ayaa waxaa uu ku yaalaa
Shiikhu Nasiib Badanaa !!! W/Q Abdisalaan F Gaas
(March 5, 2013)
Shiikhu Nasiib Badanaa !!! Shaqiguna Ayaan Daranaa !!! Shayaadiintu Shar Badanaa !!! Shacabkuna Il Daranaa !!! Qaybtii 1aad بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله ر
Raisulwasaare Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray degmada Caabudwaaq
(March 5, 2013)
Galgaduud:-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayna ka mid yihiin guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaank
Puntland oo dil ku xukuntay 3 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey Shabaabnimo
(March 5, 2013)
Boosaaso:-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland gaar ahaan gobollada Bari, iyo Karkaar  ayaa maanta xukun ku riddey 3 dhalinyaro ah, kuwaas oo lagu soo eedeeyey in ay ka mid yihiin kooxaha am
Nadwo caawa ka bilaabaneysa Masjid Al-Rowada ee magaalada Boosaaso
(March 5, 2013)
Boosaaso: Nadwo cilmiyeed ay ka qeybgalayaan culumo kala duwan ayaa caawa ka bilaabaneysa Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso waxaana nadwada loogu magac daray OLOLAHA_DACWADA ee ka hortaga wax