Raisulwasaaraha DFS oo dib ugu soo Laabtay Magaalada Muqdisho
(March 6, 2013)
Muqdisho:-Raisul wasaaraha DFS  Cabdi  Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu socdaal shaqo ku tagay gobolka Galgaduud gaar a
Been-abuurka Al-shabaab iyo Aamuskayga ( Qeybta 1aad)
(March 6, 2013)
Ilaahay Qur’aanka ayuu kaga jawaabay dicaayadihii gaalada iyo munaafiqiintu islaamka ka sameeyeen iyo beenihii ay nabiga ka sheegeen. Sidoo kale nabigu axaadiistiisa ayuu kaga hadlay. Waxaa kale oo
Qodobada Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Kooxda Ahlu sunna (Warsaxaafadeed)
(March 6, 2013)
Kadib markii uu safar shaqo ku yimid gobolka Galgaduud Ra'iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu la socdo Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo waf
Nadwo cilmiyeed ka bilaabtay Masjid Rowda ee Boosaaso iyo Darsigii 1aad oo baxay.[Cod+Masawiro]
(March 6, 2013)
Boosaaso:-Waxaa xalay ka bilowday Masaajidka Rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari Nadwo cilmiyeed diini ah oo lagula tacaalayo fahamka khaldan ee ururka Al-Shabaab ay diinta u tiirinaya
Dabinka salaadda!W/Q Sh Xassam Maxamed Ibraahim
(March 6, 2013)
Salaadda jamaacadu waa cibaado ku weyn qalbiga dadka iimaanka leh oo ay u hiloobaan ka qayb galkeeda, mar walba oo aadaanku dhagtooda ku soo dhacana waxay u sii qalab qaataan sidii ay jamaacada u hale
Golaha Ammaanka ee QM oo xayiraadka hubka Fudud ka qaaday Soomaaliya
(March 6, 2013)
New York:-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka qaaday Soomaaliya xayiraad hubka nooca Fudud muddo sanad ah waxaaana xayiraada hubka uu saarnaa Soomaaliya mudo ka badan 20sano markii ay