Yaa diidan in Masaajidda Ilaahay la Camiro ? W/Q C/raxmaan Aw Ciise Muuse
(March 7, 2013)
Wuxuu ilaahay SWT uu adduunka ku leeyahay guryo ay addoomadiisu ku caabudaan oo isaga uun ku xusaan iyadoo aan ujeeddo kale loo dhisin loona soo gelin, xitaa waxaa la diiday in baadida laga yaboohiyo,
Wararkii ugu danbeeyey qarax Bam ah oo ka dhacay banaanka Masjidka Al-Rowda
(March 7, 2013)
Boosaaso:-Wararaka ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in caawa xili lagu gudo jiro Nadwo ka socotay Masjidka Al-Rowda   ayaa waxaa Bam gacmeed
Qarax ka dhacay banaanka Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso
(March 7, 2013)
Boosaaso:-War hadda naga soo gaaray magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay banaanka Masjidka Al-Rowda halkaas oo ay ka socotay Nadwo waxaana qaraxa uu ahaa sida
Sh C/qaadir Boobe oo ka hadlay xurmada dhiigga qofka Muslimka ah.(Maqal iyo Muuqaal)
(March 7, 2013)
Nairobi:-Sh. C/qaadir Boobe oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee dacwada ka wada dalka Kenya, ayaa Muxaadaro uu dhawaan ku qabtay Masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, waxa uu
Ra’iisul Wasaare Saacid Oo Ka Warbixiyey Safarkii uu Ku Tagay Gobolada Dhexe
(March 7, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa galabta Shir Jara’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa uga warbixiyey warbaahinta safarkii uu ku tag
Ciidanka DFS iyo kuwa Itoobiya oo la wareegay Degmada Ufuroow ee gobolka Bay
(March 7, 2013)
Baydhabo:-Ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya ayaa  la wareegay degmada Ufuroow ee gobolka Bay waxaana isaga baxay ciidamada Ururka Al-shabaab oo sannadihii lasoo dhaafay gacanta ku hayey Degmada Ufuroow
Muxaadaradii 2aad oo xalay ka baxday Nadwo ka socota Masjid Rowda ee Boosaaso(Dhageyso)
(March 7, 2013)
Boosaaso:-Waxaa xalay ka baxay muxaadaradii 2aad Masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, muxaadarada 2aad ayaa waxaa soo jeediyey Sh Cabdi qani Qorane iyo Ustaad Xassan Dhooye wa