Sh Daahir Aw- Cabdi oo ugu baaqay Al-Shabaab in ay towbad keenaan haddii kale ay baabi doonaa.[Dhagayso]
(March 9, 2013)
Boosaaso:-Waxaa xalay lagu soo gabagabeeyey Masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso Nadwo cilmiyeed diini ah oo socotay mudo 4 maalood ah waxaan ka soo qayb galay culimo iyo ducaad kale duwan. Nadwada ay
Ogeysiis.Yaa ka Danbeeyey dilalka Qorsheysan kulan lagu qaban doono Minneapolis
(March 9, 2013)
Minneapolis:-Kulan looga hadli doona cida ka danbeysa dilalka qorsheysan ee lagu laayey waxgaradka iyo culumo soomaaliyeed ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada Minneapolis 16 bishan March waxaana
Ra’iisal Wasaaraha iyo wafdigiisii oo si weyn loogu soo dhoweeyay Garoowe.[Daawomasawirada]
(March 9, 2013)
Garoowe:-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi ballaaran oo ka kooban xubnaha labada gole ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Gaaroo