110 arday oo xifdiyey Qu,aanka oo lagudooniiyey Shahaadooyin (Masawiro)

March 16, 2013 - Written by

8Muqdisho:-Xaflad balaaran oo si weyn looga soo qeyb galay ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Bosaaso xarunta gobolka Bari waxaana munaasabad lagu gudoonsiiyey shahaadooyin 110 ardey kuwaas oo xifdiyey  Quraanka Kariimka waxaana xaflada qabtay dugsiga Quraanka iyo waxbarashada asaasiga ah ee Daarul Quraan ee magaalada Boosaaso.

Munaasabada lagu gudoonsiiyey Shahaadooyinka ardayda gaareysa 110 arday ayaa waxaa ka soo qey galay Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Daarul-Quraan ,waalidiin ,culimo iyo ardey Dugsiga Daarul Quraan kuwaas oo xifdiyey Kitaabka alle subxaanahu watacaalaa.

Maamulaha Dugsiga Daarul-Quraan Sheekh Maxamed Cali ayaa warbixin iyo waxqabadka  Dugsiga Daarul-Quraan ka jeediyey Munaasabada lagu abaal mariyey ardayda xifsiay Qu,aanka wuxuuna sheegay in ka badan 11 sanno ay wadeen dadaalkooda.

no images were found

Waxaa sidoo kale Munaasabada ka hadalay qaar ka mid ah waalidiinta ardayda Qu,aanka Xifdiyey waxayna u mahad noqeen macalimiinta iyo maamulka Dugsiga Daarul-Quraan ,waxaa sidoo kale goobta ka hadlay culuma,udiin ka soo qeyb galay munaasabada waxayna ku dhiiragaliyeen ardaya iyo waalidiinta in lagu dadaalo xifdinta qu,aanka iyo sunnada Nabiga nabadgalyo iyo naxariis dushiisa ha ahaatee.

Halgan.net
Boosaaso

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online