Dallada Dugsiyada Minnesota oo ku tilaabsatay horumar laxaad leh ( Daawo)
(March 12, 2013)
MDA “Minnesota Dugsis Association” waxaa la yagleelay bartamihii sanadkii 2012, waxaana ugu waa waynaayeen ujeedooyinkii loo asaasay: dar dar galint wax-barashada iyo xoojinta habsami u socodka Du
Garoowe oo Sh.C/qaadir Nuur Faarax ka maqanyahay W/Q Xassan Maxamed Ibrahim
(March 12, 2013)
Boosaaso:-Waxaa caado ii ahaan jirtay sida badan inaan sheekh c/qaadir Nuur Faarax la kulmo ama booqdo mar kasta oo aan magaalada Garoowe socdaal ku maro, haddii aan magaalada ku ekahay iyo haddii aan
Raisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo dib ugu Laabtay Muqdisho(Daawo)
(March 12, 2013)
Muqdisho:-Ra’isul Wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon  iyo wafdigii uu hogaaminayey  ayaa caawa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu socdaal shaqo ku tagay magaalada Garoowe e
Ra’iisal Wasaaraha oo guul ku tilmaamay socdaalkii uu ku tagay gobalo kala duwan
(March 12, 2013)
Gaalkacyo:-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo manta soo gabo-gabeeyay kormeer sadex maalmood qaatay oo uu ku soo maray maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug, ayaa ku tilmaamay socd
Sh Cabdi Qani Qorane oo Tacliiqiyey Khudbadii Jimce ee Masjidka Rowda ee Boosaaso[Dhagayso]
(March 12, 2013)
Boosaaso:-Shiikh Cabdi Qani Qorane oo ka mid ah culimadii iyo ducaadii ka qayb qaatay Nadwadii ka dhacday magaalada Boosaaso ee looga digayey xadgudubka diineed ayaa maalintii Jimce waxaa uu tacliiqiy
Ciidanka Booliska Puntlland oo qabtay lacag Shilin Soomaali ah oo loo waday Koonfurta Soomaaliya
(March 12, 2013)
Garoowe:-Ciidanka Booliska ee dowllada Puntland ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen lacag fara badan oo Shilin Soomaali ah oo loo waday Koonfurta dalka Soomaaliya, Ciidanka Booliska ayaa wada  howl galo
Gudoomiyaha gobolka Nugaal dhawaan ayaa Maxkamada la soo taagi doonaa kuwii dilay Sh Cabduqaadir Nuur Faarax
(March 12, 2013)
Garoowe:-Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali oo maanta la hadlay saxaafada ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan maxkamada la soo taagi doono gacan ku dhiiglayaashii dilka u geystay Allaha u naxari
Ra’iisulwasaare Saacid oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland(Masawiro)
(March 12, 2013)
Gaalkacyo:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maalmahaan booqasho ku joogay Maamul Goboleedka Puntland ayaa saaka magaalada Gaalkacyo kulamo k
R/W oo booqday xarumaha Galmudug, xarigana ka jaray garoonka C.llaahi Ciise(Masawiro)
(March 12, 2013)
Gaalkacyo:-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa saaka kormeeray qeybo ka tirsan magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galm
Ciidamo ka tirsan DFS oo gadoodsameeyey soona buuxiyey magaalada Baydhabo
(March 12, 2013)
Baydhabo:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan DFS oo ka gadoodsan kana cabanaya Mushaar la,aan ay maanta ka soo baxeen furimo b

Next Page »