Galmudug oo Shaacisay inuu fashilmay kulan dhexmaray Galmudug iyo DFS (Dhageyso)
(March 13, 2013)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha maamulka Galmudug, Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa sheegay in wadahadaladii dhexmaray Galmudug iyo DFS uu ku dhamaaday Fashil ka dib markii la isku afgaran waayay qodo
Taliyeyaasha cusub ee ciidanka DFS oo la Dhaariyey caawa (Warsaxaafadeed)
(March 13, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dharinayay Taliyayaasha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka. “Waxaa sharaf ii
Xalay maxaa caawa uga eg qaybta 1aad W/Q Abdirashid Mohamoud
(March 13, 2013)
Nairobi:-Xikmada Quraanku waa mid aan dhamaan had iyo jeerna waaqica lasocota, Quraan badan ayaa kusoo degay inuu ka sheekeeyo taariikhdii ummadihii inaga horreeyay si aynu ugu cibro qaadanayo. Waxaa
Taliyihii ciidanka DFS iyo Abaanduulihii Ciidamada Qalabka Sida oo xilka laga qaaday
(March 13, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyey taliyihii ciidanka milatariga  Jen Cabdi Qaadir Sheekh Cali Diini iyo Abaanduulihii ciidanka DFS Jen
Waa Maxay Dawlad?W/Q Abdirahim Mohamoud Harir
(March 13, 2013)
Göteborg:-Erayga Dawlad marka hore waa kalmad af carabi ah, Eray bixinta Soomaali ahaan waxa la yidhaah idinkaan idiin daayay. DAWLADII U HOREYSAY EE XAQA AHAYD CADDAALAD IYO HORUMAR ADUUNYO IYO A
Gacan ku dhiigle wax ka fuliyey dilka Sh Cabduqaadir Nuur Faarax oo lagu soo wareejiyey Puntlland
(March 13, 2013)
Garoowe:-Waxaa saaka lagu wareejiyey dowlada Puntlland mid ka mid ah gacan ku dhiiglayaashiii ka danbeeyey dilkii Sh Cabduqaadir Nuur Faarax oo ciidanka S/lland ay ku qabteen magaalada Laascaanood ee