110 arday oo xifdiyey Qu,aanka oo lagudooniiyey Shahaadooyin (Masawiro)
(March 16, 2013)
Muqdisho:-Xaflad balaaran oo si weyn looga soo qeyb galay ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Bosaaso xarunta gobolka Bari waxaana munaasabad lagu gudoonsiiyey shahaadooyin 110 ardey kuwaas oo xifdiyey 
Dowro Tafsiirka Quraanka ah oo lagu soo gabagabeeyey Johannesburg
(March 16, 2013)
Johannesburg:-Waxaa habeenkii Sabtiga ahaa oo ay bisha ahayd 16-ka lagu soo gabagabeeyay masjidka Imaamu Shaafici ee ku yaalo magaalada Johannesburg dowro socotay mudo bil ah oo ahayd tafsiirka qur,aa
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed (Dhageyso)
(March 16, 2013)
Nairobi:-Waxaa maanta Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Hidaaya  ee magaalada Nairobi jeediyey Sheekh Mowliid  Cabdi Ahmed waxaana uu Sheekhu Khudbadiisa uga hadlay cabsida alle iyo in alle dartiis la
Madaxweynaha S/land oo sheegay in aanay ka qayb gali doonin Shirka London(Dhageyso)
(March 16, 2013)
Hargeysa:-Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in Somaliland aanay ka qayb gali doonin Shirka London.Madaxweyne Siilaanyo oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa isaga oo ka soo l
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo Saaka Booqday Xabsiga Dhexe ee Muqdisho .
(March 16, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa saaka kormeer shaqo ku tagay Xabsiga
Ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya oo la wareegay deegaanka Awdiinle ee gaobalka Baay
(March 16, 2013)
Baydhabo:-Ciidamada DFS  ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Awdiinle oo u jirta magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay 30 KM waxaana halkaas ka dhacay dagaal kooban sida uu warbaahinta

Archives
March 2013
M T W T F S S
« Feb   Apr »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online