Weriye Cabdicasiis Ibraahim (Koronto) oo dib u helay xorriyaddiisa
(March 17, 2013)
Muqdisho:-Maxkamadda sare ee DFS ayaa maanta sii deysay Weriye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim (Koronto) oo loo heystay wareysi uu ka qaaday haweeney sheegtay in ay kufsadeen ciidamada DFS waxaana in m
Dood-cilmiyeed lagu qabtay Jaamacadda Beder ee Caalamiga ah(Masawiro)
(March 17, 2013)
Furitaan iyo soo dhawayn:Khamiistii lasoo dhaafay oo ay taariikhdu ahayd 14/03/2013, ayaa Jaamacadda Beder ee Caalamiga ah waxa lagu qabtay kulan dood-cilmiyeed ah oo ay kasoo qaybgaleen aqoonyahan ti
Ogeysiis :Duruusta ka socota Masjid Al-Tawfiiq oo Maqal iyo Muuqaal u bixi doona
(March 17, 2013)
Norway:- Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalihii ku xirnaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka ee ka socday Masjid Al-Tawfiiq ee uu akhrin jiray Sheekh Cali Maxamed Saalax oo si maqal iyo Muuqaal ah u bixi d
Al-Shabaab oo dib u qabsaday Degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool
(March 17, 2013)
Baydhabo:-Wararka ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya gobalka Bakool ayaa sheegaya in Degmada Xudur ay dib ula wareegtay gacan ku haynteeda ciidamada Al-Shabaab ka dib markii ay halkaas isaga baxeen cii