Wafdi ka socda gobalka Gedo oo lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo
(March 18, 2013)
Kismaayo:-Waxaa goordhow ka soo degay garoonka Diyaaradaha ee magalaada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose wafdi ka yimid gobolka Gedo,kaas oo ka qeyb gali doona shir maamul gobaleed loogu sameynayo
Taliyaha ciidanka nabad-sugidda gobolka Banaadir oo beeniyey in uu dhaawacmay
(March 18, 2013)
Muqdisho:-Taliyaha ciidanka nabad-sugidda DFS ee gobolka  Banaadir Col.Khaliif Axmed Ereg ayaa beeniyay in uu dhaawac culus ka soo gaaray qarax maanta lagu weeraray xili uu marayey  agagaaraha xarun
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo cambaareeyay qarixii ka dhacay Muqdisho.
(March 18, 2013)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta kooxaha nabad diidka ahi la beegsadeed xarunta Ex-Fayora ee degmada Xamerweyne. Qaraxaan aya
Madaxweynaha DFS oo dhaleeceyay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
(March 18, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamuud ayaa si xoogan u dhaleeceyay qaraxii maanta ka dhacay Magaaladda Muqdisho. “ Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan ehe
Qarax ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta Ex-Fiyoore ee magaalada Muqdisho
(March 18, 2013)
Muqdisho:Waxaa saaka qarax  miino ah oo gaari laga soo buuxiyey lagu weeraray irida hore ee xarunta Ex-fiyoore oo ku dhow guriga hooyooyinka ee magaalada Muqdisho, weerar ayaa waxaa ka dhashay dhima
Nadwo looga hadlay Xadgudubka diineed oo ka dhacday magaalada Hargeysa.[Daawo Video]
(March 18, 2013)
Waxaa ka dhacay magaalada Hargeysa gaar ahaan Masjidka Nuur Nadwo cilmiyeed diini ah oo looga hadlayey Xadgudubka diineed waxaan Nadwada loogu magacdaray التحذير من المهلكات oo micn
Talow maxaa lagu gaalaysiiyey Jamaacatul Ictisaam Bilkitaab Wasunnah W/Q Xudeyfa Raage
(March 18, 2013)
Waxaan kaga soo hadalnay maqaalkan kii ka horeeyey jidka ay u qaadeen dadkii qiimaha badnaa(أهل السنة والجماعة أو السلف الصالح)masaaisha ay ku banaan tahay in lagu ijtihaa