Al-shabaab oo Degmada Xudur ku gowracay Sheekh C/raxmaan Macalin Warsame
(March 19, 2013)
Xudur:-Waxaa allaha u naxariistee lagu dilay Degmada Xudur xalay  Sh. C/raxmaan Macalin Warsame, oo  ka mid ahaa culimo’udiinka sida weyn looga yaqaan gobolka Bakool.:Sheekh C/raxmaan Macalin War
Maxkamada ciidanka Puntland oo xukun kala duwan ku riday Eedeysanayaal
(March 19, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta Maxkamada ciidanka ee Puntlland ay xukun ku riday ilaa 36 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab iyo qaar ka tirsan ciidanka Puntlland oo loo ha
Qarax ka dhacay Degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya
(March 19, 2013)
Mandheera:-Wararka goordhow naga soo degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi-Bari ee Kenya ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidanka dowlada Kenya uu ka soo gaaray khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac  ka
Tacliiq Khudbadii Jimcaha Masjid Ibraahim Khatarta Dulmiga Sh Xasan Khayre(Dhageyso)
(March 19, 2013)
Boorame:-Sheekh Xasan Khayre oo ka mid ah Culumada Magaalada Boorame ayaa Tacliiqiyey Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Ibraahim oo Khudbadii looga hadlay dulmiga iyo Khatarta uu Leeyahay Sheekh Xasan
Wasiir ku xigeenka G/dhiga iyo abaanduulaha ciidanka DFS oo gaaray Baydhabo
(March 19, 2013)
Wafdika tirsan DFS ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay waxaana wafdiga horkacaya wasiir ku xigeenka wasaaradda G/dhiga, Axmed Maxamed Maxamuud waxaana garoonka magaalada Bay
Midowga Yurub oo lacag dhan 25 milyan oo EUR ugu deeqay Puntland
(March 19, 2013)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta Midowga Yurub ayaa waxaa lagu shaaciyay inuu lacag dhan 25 milyan oo EUR loogu deeqay Dowlada Puntland  si wax looga qabto nabaad-guurka ,cuntada,iyo amaan
Kulan looga hadlayey dilka hal-doorka umadda Soomaaliyeed oo Minneapolis lagu qabtay
(March 19, 2013)
Minneapolis:-Kulan looga hadlayey dilka hal-doorka umadda Soomaaliyeed, ayaa waxaa lagu qabtay magaalada  Minneapolis ee dalka Mareykanka waxaana kulanka ka soo qeyb galay culumada iyo Imaamyada Masa