Nadwo looga hadlay Xadgudubka diineed oo ka dhacday magaalada Hargeysa.[Daawo Video]
(March 20, 2013)
Hargeysa:-Waxaa ka dhacay magaalada Hargeysa gaar ahaan Masjidka Nuur Nadwo cilmiyeed diini ah oo looga hadlayey Xad gudubka diineed waxaan Nadwada loogu magacdaray التحذير من المهلكا
Ciidanka amaanka Puntland oo qabtay labo nin oo watay 7 Caruur ah
(March 20, 2013)
Garoowe:-Ciidanka ammaanka ee maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay  labo nin oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug leeyihiin afduubka 7 gabdhood oo da’doodu ay u dhaxeyso 5 ilaa 7 sano kuwaas oo
Qarax xalay ka dhacay degmada Diinsoor ee Gobolka Bay
(March 20, 2013)
Diinsoor:-Waxaa xalay salaadii Makhrib ka dib ka dhacay xero ciidan oo ay ku leeyihiin ururka Al-shabaab degmada Diinsoor qarax ka dhashay gaari lagu diyaarinayey walxaha qarxa si loogu bartilmaamsado