Sifaadka Khawaarijtii hore iyo tan dabe Sheekh Abdi Hersyi Fagare (Daawo)
(March 21, 2013)
Toronto:-Sheekh Abdi Hersyi Fagare oo ka mid ah culumada iyo Ducaada ku dhaqan dalka Canada ayaa muxaadaro uu jeediyey ka dib dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaa uu ka hadlay Sifaadka Khawaarijti
Ra’iisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo Kismaayo ku sii jeeda.
(March 21, 2013)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka j/hoose ayaa sheegay in  Ra’iisulwasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon(Saacid) in uu safar gaaban ku
Sheekh Maxamed Saciid Ramadaan Buudi oo qarax lagu dilay dalka Suuriya(Masawiro)
(March 21, 2013)
Warar ay faafiyeen Wakaaladaha Wararka ee Caalamiga ayaa waxaa lagu Sheegay in Qarax is miidaami ah lagu dilay Sheekh Maxamed Saciid Ramadaan Buudi oo ka mid ahaa Culumada Suufiyada ee dalka Suuriya.
Taliyaha booliska suuqa Bakaaraha oo qarax ku dhaawacmay
(March 21, 2013)
Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in qarax Ismiidaamin ah uu ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha waxaana ka dhashay khaasro leh dhimasho iyo
Golaha wasiirada ee DFS oo maanta ka dooday soo celinta hantidii Qaranka
(March 21, 2013)
Muqdisho:_Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (
Dalka Britain iyo isbedelka dhacaya bisha April ee sanadkan 2013
(March 21, 2013)
Marka hore mahad idilkeed waxa iska  leh Allaah subxaanalaahu watacaalaa, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii  ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib dhammaan akhristayaasha sharafta lahoow iga  g
Iska horimaad hubeysan oo xalay ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo
(March 21, 2013)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegay in xalay kooxo hubeysan uu iska horimaad ku dhexmaray koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaana ku dhintay isk
Mareykayka oo lacago dul dhigay Abuu-Mansuur Al-Amriiki iyo Jehad Mostafa
(March 21, 2013)
Muqdisho:-Dowlada Mareykayka ayaa mar kale  lacago lagu dul dhigay madaxa laba ruux oo u dhashay dalka Mareykanka kuwaas oo ku sugan Gudaha dalka Soomaaliya kana barbar dagaalama Ururka Al-shabaab.