Mu’tamarkii Islaamiga ahaa ee ka socday Kampala oo maalintii 3aad galay (Warbixin)
(March 31, 2013)
Kampala:-Mu’tamarkii dacawiga ahaa ee ka socday magaalada kampala ayaa maalintii 3aad galay waxaana maanta ilaa caawa baxay duruus badan oo ka kala baxday hoolka jaamacadda bariga afrika,musallaha c
Ciidanka Booliska Garoowe oo qabtay rag ka mid ah burcadii dhaca u geystay Xawaalada Kaah Express
(March 31, 2013)
Garoowe:-Ciidanka Booliska ee magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa ay gacanta ku dhigeen 2 nin oo ka mid ahaa kooxdii burcada ahayd ee dhaca u geystay Xawaalada Kaah Express ee magaalada Boosaas ee xar
Rasul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo gaaray Degmada Garbahaarey
(March 31, 2013)
Gedo:Rasul wasaaraha DFS  Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa maanta  gaaray magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo,waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeyey ma
Xaqa Culimada ay ku leeyihiin Umada iyo kuwa dhiigooda banaysta maxaa lagu gartaa.? Sh Umal.[Daawo Video]
(March 31, 2013)
Oslo:-Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed kana mid ah culimada ka qayb galaysa Mutamar Islaami ah oo ka socda magaalada Oslo caasimada dalka Norway ayaa waxaa uu ka jeediyey mu
Dowro diini ah oo loo qabtay gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika
(March 31, 2013)
Waxaa maalintii jimcada ahayd ee ay bisha ahayd 29/03/2013 lagu soo gabagabeeyay magaaladan JOHANNESBURG DOWRO SHARCI AH oo socotay labo maalmood,28-29/03/2013. Dowradaas waxay gaar u ahayd dumarka So