Dab xalay ka kacay meel u dhow Masjidka Al-firdaws ee magaalada Nairobi

March 4, 2013 - Written by

DSC00098 - CopyNairobi:Waxaa xalay markii saacadu ay ahayd 4: habeeno uu dab ka kacay meel u dhow Masjidka Al-firdaws oo ku yaal Xaafada Islii ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Xaafada Islii ayaa ah xaafada ay degan yihiin dadka Soomaaliyeed kuna haystaan ganacsi kale duwan. Ilaa hadda wararka soo baxaya ayaa sheegaya in ilmo yar uu wax ku noq day wallow aan ilaa hadda la aqoon  khasaaraha kale ee hanti yeed ee ka dhashay dabka xalay. Dabka markii uu dhacay ayaa waxaa goob ta soo gaaray  ciidanka Booliska ee magaalada Nairobi iyo kooxa dabdamiska  iyagoo ku guulaystay in ay damiyaan dabka.

no images were found

Dhinac kale ayaa waxaa dalka Kenya ka socda doorashooyin  waxaan ay dadka Soomaaliyeed ka cabsi qabaan in shaqaaqooyin  siyaasadeed ay dhacaan dhibna ay ka soo gaarto iyaga iyo ganacsigooda.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online