Dagaalo culus oo ka qarxay Deegaanka Birta Dheer ee duleedka Garbahaarey

March 24, 2013 - Written by

gedoGedo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in haatan uu dagaal culus ka socdo  Deegaanka Birta Dheer, dagaalkaas oo u dhexeeya ciidamada DFS iyo kooxda Al-Shabaab ,dagaalka ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay qaadeen ciidanka DFS iyo kooxa la baxday Ahlu Sunada.

Dagaalka ayaa waxaa uu si culus uga socdaa deegaanka Birta Dheer oo oo qiyaastii 11 KM Koonfur Bari kaga beegan  Degmada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo.                           .

Labada dhinac ayaa waxay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan  waxaana qolo walba ay guul ka sheeganeysaa dagaalka haatan ka socda deegaanka Birta Dheer ee duleedka Garbahaarey.

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online