Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar As-Saddique ee Minneapolis [Daawo]

March 3, 2013 - Written by

photoKhubadii Jimcada ee Abubakar As-Saddique Islamic Center ayaa waxaa uu Sheikh Abdirahman Sh Cumar (حفظه الله) aad oga hadlay in diinteena Islamka ay xaaraaantinimaysay in uu qofku dhagro ama Khiyaamo dadka oo dhan Gaal iyo Islamba.Waxaa uu sheikhu aad ug celceliyay in aysan aheen khiyaamado caqli badni iyo wanaag laakiin aysan banaaneen diiinta islamka sida ku cad xadiiska nagbiga (CSWS) عَنْ عُمَيْرِ بْنِ سَعِيدٍ ، عَنْ عَمِّهِ ، قَالَ : خَرَجَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَآلِهِ وَسَلَّمَ إِلَى الْبَقِيعِ فَرَأَى طَعَامًا يُبَاعُ فِي غَرَائِرَ ، فَأَدْخَلَ يَدَهُ فَأَخْرَجَ شَيْئًا كَرِهَهُ ، فَقَالَ : ” مَنْ غَشَّنَا فَلَيْسَ مِنَّا ” هَذَا حَدِيثٌ صَحِيحٌ  sida ku cad Xadiiska nabigeena (CSWS) qofkii khiyaamo la yimaada waa mid aad ka mid aheed dhaqanka wanaagasan ee Islaanimada .Sheekh Cabdiraxmaan Sh Cumar ayaa waxaa kale uu sheegay in qofka  islaamka  ee masuulka ah aysan u banaanayn in dadka uu masuulka ka yahay waan qofka ugu danbi badan

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee Masjidka ee Abubakar As-Saddique Islamic Center

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online