Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed (Dhageyso)

March 1, 2013 - Written by

DSC00084Nairobi:-Waxaa maanta Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Hidaaya  ee magaalada Nairobi jeediyey Sheekh Mowliid  Cabdi Ahmed waxaana uu Sheekhu Khudbadiisa uga hadlay cabsida alle iyo nolasha wanaagsan

Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed ayaa sidoo kale ku booriyey umada Islaamka in ay isku ixsaan falaan Eebana ay ka cabsadaan wuxuuna uga digay macaasida taas oo sababta Ciqaabka alle.

Hoos ka Dhageyso  Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Mowliid  Cabdi Ahmed.

Yaasiin Cabdi Ahmed
Nairobi

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Masha allah,sh mawliid, sxbkey, ilaahay hakaa abaal mariyo,

Leave a comment

*