Kulan looga hadlayey dilka hal-doorka umadda Soomaaliyeed oo Minneapolis lagu qabtay

March 19, 2013 - Written by

timthumbMinneapolis:-Kulan looga hadlayey dilka hal-doorka umadda Soomaaliyeed, ayaa waxaa lagu qabtay magaalada  Minneapolis ee dalka Mareykanka waxaana kulanka ka soo qeyb galay culumada iyo Imaamyada Masaajida magaalada Minneapolis ee cariga dalka Mareykanka.

Kulanka ayaa dadkii ka hadlay waxay ka hadleen dilalka qorsheysan iyo dagaalka aan dhamaadka lahayn ee ka socda dalkeena iyo wax uu xalka yahay waxaana si gaara kulanka looga hadlay dilka culumada oo uu u danbeeyey dilkii  Sheekh C/qaadir Nuur Faarax allaha u naxariistee.

Kualnka culumada iyo Aqoonyahanada ka qeyb galay waxaaa ka mid ahaa

1- Sh Cabdirisaaq Sancaani oo ka hadlay Asalka Firqooyinka  waxaa si cilmiysan u qeexay
2-  Sh Abuu Fadli oo ka hadlay Taariikhdii Ururka Al Shabaab
3-Sh.Axmed Taajir oo ka hadlay Shanta Ugu Muhiimsan Nolosha .
4-Sh Xasan Jaamici oo ka hadlay Xadgudubka Diinta
5-Sh C/Risaq Xaashi oo ka hadlay Doorka Culumadda
6-Sh .C/Qani Qardaawi oo ka hadlay Nabada Sida Islaamku U Qiimeeyay iyo halka Mushkilada ka heysato Soomaalida
7-Dr.Mohamed oo ka hadlay cudurrada dhaqa maskaxda & qaadashada fahamka qaloocan .

Halgan.net
Minneapolis
Som Tv

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online