Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qadar

March 3, 2013 - Written by

DSC_0777Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa waxaa ay ka dageen caasimadda dalka Qadar ee Dooxa .

Safarkan ayaa Madaxweynaha waxaa ku wehliyo Raisul Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiika Arimaha Dibadda Marwo Fowzia Yusuf Xaaji Adam, Wasiirka Maaliyadda Maxamud Xassan Suleymaan,Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir, Taliyaha Nabadsugidda Axmed Macallin Fiqi, iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Nuur Tarzan.

no images were found

Madaxweynaha ayaa wuxuu ka helay casuumaad rasmi ah Amiirka Qadar Sheekh Xamad Bin Khalifah. Wuxuuna kulamo la qaadan doonaa madaxda dalka Qadar.

Communication Office
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online