Ciidanka Amaanka ee Boosaaso oo gacanta ku dhigay burcadii dhacday xawaalada Kaah
(March 28, 2013)
Boosaaso:-Ciidanka booliska ee Boosaaso oo kaashanaya dadweynaha ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan xalay  qaar ka mida ragii dhaca u geystey xawaalada Kaah ee Bosaaso maalinimadii shalay we
Wararkii ugu danbeeyey ee magaalada Kismayo ee xarunta gobalka J/hoose
(March 27, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maalinta birito ah dib u bilaaban doona kulankii  u dhexeeyey Masuuliinta DFS iyo Maamulka KMG ee magaalada Kismaayo waxaana uu ka dhici doonaa Hotel Tawakal iyada oo ay jirto qodo
Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay ismaaciil Cumar Geele iyo madax kale
(March 27, 2013)
Qadar:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta kulamo kala duwan  la qaatay Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Ja
Waa’ayo gaalada dalka laga saarayo.? W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(March 27, 2013)
Kooxda ururka Al-shabaab iyo taageerayaashoodu waxay ku hadaaqaan gaalada dalka joogta maa laga hadlo iyo maa dalka laga saaro?. Horey waxaan usoo sheegnay kooxda Al-shabaab inay heegan u tahay inay l
Koox Burcad ah oo lacag ka dhacday Xawaalada Kaah Express ee magaalada Boosaaso
(March 27, 2013)
Boosaaso:-Kooxo hubeysan oo burcad ah ayaa  saaka waxaa ay weerar hubeysan ku qaadeen Xawaalada Kaah Xafiiskeeda magaalada Boosaaso waxaan weerarkaas ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray shaq
Warar kale duwan oo ka soo baxay shirka u socda Ra’iisul wasaaare Saacid iyo Maamulka Kismaayo
(March 27, 2013)
Kismaayo-Wararka hordhac ah oo naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in uu jiro khilaaf ku saabsan qaabka loo samaynayo dhinac maamulka magaalada iyo maamul
Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi oo sheegay in uu taageeri doono DFS
(March 27, 2013)
Qadar:-Madaxweyne Mursi oo ka hadlayey shirkii Jaamacadda Carabta , ayaa sheegay in Soomaaliya ay mareyso marxalad kala guur ah, wuxuuna carrabka ku dhajiyey in baahi weyn loo qabo sidii Soomaaliya lo
Gaalada dalka joogta maxaa looga hadli waayey? W/Q: Sh. Axmed Cabdisamad
(March 27, 2013)
Kolkii la soo qaado dhibaatada Al-shabaab diinta iyo ummadda ku hayaan waxay markiiba la soo boodaan maxaa looga hadlayaa Shabaab maa gaalada dalka joogta laga hadlo?!. Su’aashaas markii kor laga ee
Mu`tamarkii 11aad oo ka bilaabanaya Magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway
(March 26, 2013)
Norway:-Dhamaan umada Somaaliyeed ee ku nool Norway iyo Yurub intaba waxaan idinkuna bishaaraynaynaa in la qabanayo 28.Mars 2013 Mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga uu qaban jiray masjidka Tawf
Ra’iisul Wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya oo gaaray Kismaayo[Daawomasawirada]
(March 26, 2013)
Kismaayo:-Ra’iisul Wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose.  Ra’iisul Wasaar

« Previous PageNext Page »