Qabyalada iyo Dhibaatadeeda Sheekh Yuusuf Aden iyo Sheekh Carab (Daawo)

March 22, 2013 - Written by Editor

Sh_Yuusuf_iyo_Sh_CarabHargeysa:-Waxaa wili ka socda  magaalada Hargeysa gaar ahaan Masjidka Al-Nuur Nadwo cilmiyeed ay ka qeyb galayeen culumada ku sugan S/land waxaana Nadwada loogu magacdaray التحذير من المهلكات oo micnaheedu uu yahay ka digtoonaanta wax yaabaha wax halaaga.

Culimada Soomaaliyeed iyo ducaada ayaa bilaabay in ay  Nadwooyin kale duwan ku qabtaan gudaha dalka Soomaaliya ka dib dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax alaha u naxariistee.

Nadwada xalay ayaa waxaa looga hadlay Qabyalada iyo Dhibaatadeeda waxaana  Muxaadaro ka jeedshay Sheekh Yuusuf Aden iyo Sheekh Carab Hoos ka Daawo.

Halgan.net
Hargeysa

1 Comment so far

Leave a comment

  1. allah hanagu anfaco masha allah

Leave a comment

*