Qarax caawa ka dhacay ka soo horjeedka Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.[Daawomasawirada]

March 5, 2013 - Written by

miraayada masjidka hidaya oo wax noqotayNairobi:-Waxaa caawa abaarihi marka ay eheed 8:20 daqiiqo laba qarax oo is xigxiga ay ka dhaceen ka soo horjeedka Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, Masjidka Al-hidaaya ayaa waxaa uu ku yaalaa xaafada Islii. Qarax koowaad ayaa dhacay xili dadku ay ka soo baxeen salaadii  cishe halka qaraxii 2aad oo weynaa uu dhacay dadka oo aan weli ka bixin Masjidka.

Markii uu ka qaraxu ka dhacay ka soo horjeedka Masjidka Al-hidaaya ayaa waxaa goobta soo gaaray ciidanka Booliska iyo kwua sirdoonka dalka Kenya waxaan ay bilaabeen in ay baaritaan sameeyaan iyagoo xiray aag uu qaraxu ka dhacay. Ilaa hadda ma lama yaqaan cidda wax ku noqotay 2 qarax ee caawa ka dhacay ka soo horjeedka Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi , qarax ayaa waxaa uu dhaawac soo gaarsiiyey Muraayadaha Masjidka Al-hidaaya balse wax dhib ah ma gaarin dadkii ku tukanayey masjidka gudihiisa.

no images were found

Ma ah markii ugu horaysay oo qarax lala beegsado Masjidka Al-hidaaya waxaan horay masjidka Qarax lagu weeraray lagu dhaawacay dad shacab ah oo Salaad cishe ku tukaday masjidka iyo Yuusuf Xassan oo siyaasi soomaaliyeed ee laga soo doorto Xaafada ay soomaalidu ku badan tahay ee Islii.

Wixii soo kordha dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa haddii Alle idmo.

Halgan.net

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online