Qarax ka dhacay Degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya

March 19, 2013 - Written by

breakMandheera:-Wararka goordhow naga soo degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi-Bari ee Kenya ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidanka dowlada Kenya uu ka soo gaaray khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac  ka dib markii qarax miino lagu weeraray gudaha Degmaa Mandheera.

Wariye Madax banaan oo ku sugan Degmada Mandheera ayaa u sheegay Halgan.net in uu arkay ilaa labo askari oo dhintay iyo qaar kale oo dhaawac ah  oo la daadgureynayo.

Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa soo gaaray ciidamo faro badan oo ka tirsan ciidanka Booliska Kenya  waxaaana ay baaritaano iyo howlgalo ka bilaabeen Degmada Mandheera.

Taliyaha ciidanka booliska gobolka Waqooyi-bari Kenya Charlton Mureithi ayaa u xaqiijiyey warbaahinta ka howgasha gudaha dalka Kenya in uu qarax dhacay ayna jiraan khasaaro kala duwan oo soo gaaray ciidanka dalka Kenya .

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online