Qarax ka Dhacay maqaayadda Indian Ocean ee magaalada Muqdisho (Dhageyso)

March 1, 2013 - Written by

untitledLaba qarax ayaa goor dhaweyd lagu weeraray maqaayadda Indian Ocean oo ku taalla xeebta Liido ee magaalada Muqdsho.Qaraxa hore oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, ayaa ku qarxay albaalka hore ee maqaayadda. Halka qaraxa kalena uu gudaha maqaayadda isku qarxiyey qof ismiidaamiyay

Taliyaha Hogaanka Danbibaarista ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Xasan Bariise, ayaa sheegay in qaraxa ilaa iyo hadda inta la ogyahay uu ku dhintay hal qof iyadoo ay ku dhaawacmeen 7 kale oo ay ku jiraan qaar ka mid ah shaqaalihii maqaayadda.

Warka ku saabsan qaraxa ka dhacay maqaayadda Indian ocean halka hoose ka dhageyso.

VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online