Raisulwasaaraha DFS oo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug

March 11, 2013 - Written by

shirdoonGaalkacyo:-Raisulwasaaraha dowlada federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon  iyo wefdigii uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana garoonka diyaaradaha si wada jir ah ugu soo dhaweeyeen maamulada ka jira magaalada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug.

Wafdiga Raisulwasaaraha DFS ayaa waxaa  loo galbiyey dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo halkaas ay maamulaan Maamulka Galmudug Raisulwasaare Saacid ayaa kulan la qaadan doona Masuuliinta Galmudug  waxaana Raisulwasaaraha markii uu gaaray Galmudug soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug iyo  dadweyne tiro badan.

Raisulwasaare Saacid ayaa ku sugnaa 2Maalmood deegaanada Puntland gaar ahaan Magaalada Garoowe wuxuuna kulamo kala duwan la yeeshay Madaxweyne Faroole iyaga oo maanta heshiis kala saxiixday.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online