Sh C/qaadir Boobe oo ka hadlay xurmada dhiigga qofka Muslimka ah.(Maqal iyo Muuqaal)

March 7, 2013 - Written by

Shiikh-BoobeNairobi:-Sh. C/qaadir Boobe oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee dacwada ka wada dalka Kenya, ayaa Muxaadaro uu dhawaan ku qabtay Masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, waxa uu uga hadlay Xormada uu leeyahay dhiigga qofka Muslimka ah.

Sheekha, ayaa soo bandhigay addilada ku soo aroortay sida sharciga Illaahay uu u xormeeyey dhiigga qofka Muslimka ah, loona baahan yahay in la ilaaliyo oo aan lagu degdegin.

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online