Shiikhu Nasiib Badanaa !!! W/Q Abdisalaan F Gaas

March 5, 2013 - Written by

Maqaal-300x158Shiikhu Nasiib Badanaa !!!

Shaqiguna Ayaan Daranaa !!!

Shayaadiintu Shar Badanaa !!!

Shacabkuna Il Daranaa !!!

Qaybtii 1aad

بسم الله الرحمن الرحيم

الحمد لله رب العالمين، والعاقبة للمتقين، والصلاة والسلام على إمام المرسلين نبينا محمد وآله وصحبه أجمعين.

Sh Abdulqaadir Nuur Faarax  ALLAAH SWT ha u naxariisto, Jannatul Firdawsa ALLAAH SWT hoy iyo Guriga ha uga dhigo, aamiin aamiin

Shiikha taariikh nololeedkiisa iyo waxqabadkiisa ka sheekayn maayo oo waxaa qalinka u qaatay Culimo iyo Akhyaar iiga awlaysan oo intaan aqaanay in ka badan yaqaanay, wax badana ay khayr iyo wanaag ka soo wada shaqeeyeen ALLAAH camalkooda ha u aqbalo, ayagana ALLAAH khaatumada ha u wanaajiyo shiikha, ayaga iyo anagaba Jannatul firdawsa ha nagu kulmiyo, aamiin,

Waxaanse jeclahay inaan wax ka iraahdo kalimaatka kor ku xusan ee ah mawduuca maqaalkaan yar, ka dibna aan ku soo Gunaanado Tix kalimaat ah oo aan ka iri arintaas,

Shiikhu Nasiib Badanaa !!!!!

Sh Abdulqaadir dilkiisa ka hor waxaa jiray wiilal u hawl galay ceebaynta shiikha, dabagalka shiikha iyo been abuur aan xad lahayn oo ay shaqa maalmeed ka dhigteen

Runtii waxay u muuqatay inay is lahaayeen shiikhaan dharka ka dhiga si ay idiinku fusho danaha aad leedihiin, sababtoo ah waxay ogaayeen miisaanka uu shiikhu leeyahay ALLAAH fadligiis waa u suuroobi wayday oo wax la cayriyo been baa ugu gaabisa

Hadaba qof kasta oo diin leh, caqli yar oo uu kaligiis ku fakarana leh asagoona caqligiisa cid kale u dhiiban si ay ugu jihayso, Wuxuu si cad u arkay sida ALLAAH SWT  ugu garnaqay Shiikha iyo Wiilashii yar yaraa, Dabcan waa inta la ina raaciyay ee inoo muuqata daliil cad oo diinteena ku sugana aan u haysano oo ah khaatumada uu ALLAAH swt u doortay Shiikha, waxaana ka mid ah Nusuustaas.

يقول الحبيب صلى الله عليه وسلم، والحديث رواه الترمذي و أحمد وصصحه الشيخ الألباني في صحيح الجامع  ( إذا أراد الله بعبد خيراً استعمله، قيل: كيف يستعمله يا رسول الله؟ قال: يوفقه لعمل صالح ثم يقبضه عليه

Macnaha Xadiiska oo ah ( ALLAAH swt haduu adoomadiisa mid ka mid wanaag iyo khayr la doono camal wanaagsan ayuu waafajiyaa intuusan nafta ka qaadin isla camalkii asagoo ku guda jira ayuu nafta ka qaadaa)

Hadaba marka aynu diinteena iyo nusuusta dib ugu noqono shiikha Cimrigiisa, Cilmigiisa, maalinta la dilay, meesha lagu dilay, saacada la dilay, Camalka uu ku guda jiray waqtiga ay naftu ka baxaysay, Gacanta xaq darrada ku dishay, ALLAAH ayaan idinku dhaarshaye miyuusan nasiib badnayn, miyuusan ALLAAH swt uga hiilin wiilashii shaqada ka dhigtay ee websityada u furtay inay shiikha iyo culimada kalaba ceebeeyaan oo ay maalin kasta ku been abuurtaan,

Hadaba waa Su,aale ma laga yaabaa inay ku cibra qaataan waxa uu ALLAAH swt indhahooda ku tusay oo ma laga yaabaa inay hanuun iyo tawbad keen u noqoto mise shayaadiin baa meel ku xirtay, oo silsilada waawayna baa ibliis ku qabiray,

Arintaasi waxay daliil cad u tahay

1-     In aan shiikha khayr badan ALLAAH agtiisa uga rajayno anagoo nusuustaas ku tiirsanayna

2-     ALLAAH swt inuu sheikh Abdulqaadir khayr iyo wanaag la doonay khaatumo wanaagsanna waafajiyay

3-     In shiikhu ALLAAH ha naxariistee uu ku taagnaa wadada Saxda ah maadaama uu ALLAAH khayrkaas waafajiyey

Shaqiguna Ayaan Daranaa !!!!

Shaqigaan, kuwii soo diray, kan ku farxay, iyo kii u fatwooday oo ku yiri Adiguna mujaahid baad tahay asaguna waa shahiid intuba waa khasaareen, sababtoo ALLAAH swt ayaa kitaabkiisa ku yiri

( وَمَنْ يَقْتُلْ مُؤْمِناً مُتَعَمِّداً فَجَزَاؤُهُ جَهَنَّمُ خَالِداً فِيهَا وَغَضِبَ اللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُ وَأَعَدَّ لَهُ عَذَاباً عَظِيماً) (النساء:93)

ALLAAH swt Wuxuu aayadaan ku cadaynayaa oo macnaheedu yahay in

( qofkii qof ALLAAH rumeeyay ula kac u dila inuu jahannama hoy iyo Abaal gud uga dhiagayo, isla markaana uu ku waarayo, ALLAAHna swt u caroonayo, islamrkaana uu uu naxariistiisa ka dheeraynayo, cadaab aad u waynna aakhira in loo diyaariyay),  intaas oo waciid iyo gooddi ah ALLAAH swt Wuxuu kaga hadlayaa qofkii qof mu,min ah dila,

Shaqigaan iyo inta ayaan darrada la wadaagta waxaa u sii dheer waxay dileen

Mu,min, Shaykh, Caalim, Ciroole ah, Cibaada tan ugu fadli badan u taagan, baytkii ALLAAh swt ku jira, Maalmaha maalintii ugu fadli badnayd, waqti kuu ugu fiicnaa,

Hadaba maalinta ALLAAH swt la hortagayo oo inta Sh Abdulqaadir shaqigaan qadaadka soo qabto markaasna ALLAAH hortiis lagu maxkamadeeyo oo la dhoho maxaad ku dishay shiikhaan waxaa hubaal ah inaysan anfacayn hebel baa I soo diray ama ii fatwooday,

Ibnu cabbaas iyo qaar ka mid culumadii salafka baa ku tagay in qofkaas uusan Tawbad lahayn ayagoo daliishanaya xadiiska uu warinaya Mucaawiyah radiyallaahu canhu oo oranaya,

عن مُعَاوِيَةَ قال : سَمِعْتُ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ يَقُولُ : كُلُّ ذَنْبٍ عَسَى اللَّهُ أَنْ يَغْفِرَهُ ، إِلاَّ الرَّجُلُ يَمُوتُ كَافِراً ، أَوِ الرَّجُلُ يَقْتُلُ مُؤْمِناً مُتَعَمِّداً( ، رواه الإمام أحمد والنسائي .وصححه الألباني في صحيح الجامع

Xadiiskaan oo macnihiisu yahay,

(dambi kasta ALLAAH swt Wuxuu mudanyahya inuu dhaafo marka laga reebo qofkii gaalnimo ku dhinta iyo qofkii qof mu,min ah ula kac u dila).

Waxaa ayaduna meel u taala inta hawshaan ka qayb qaadatay habaarkii kumanaanka qof ee habaarayay ilaa maalintuu hoogaas gacanta la galay, naxdintii ay ka naxeen kumanaanka qof ee uu maalintaas barakaysan ka nixiyay, isha ilmaha yar yar ee aabahood oo aan waxba galabsan uu hortooda ku toogtay,

ALLA Qalbi adkaa oo ayaan daranaa

Qaybtii 1aad halkaas ha inoo joogto

Waa inoo kulanti dambe haduu ALLAAH swt inoo idmo

Iyo Qaybtii 2aad oo aan kaga hadli doono.

Shayaadiintu Shar Badanaa !!!

Shacabkuna Il Daranaa !!!

Wassalaamu Calaykum

W/Q Abdisalan F Gas

5 Comments so far

Leave a comment

  1. asc
    walaalka Qoraalka iska leh aad buu u mahadsanyahay, qoraal wax badan ka hadlaya ayaan u arkaa,

    lkn waxaan aad iyo aad ula yaabay ninka la baxay maxamuud, ma aniga ayaan warkiisa fahmin mise asaga ayaa is yeelyeelaya, mise waa umada QAFILAN oo aaysan waxba galayn, yacni ma ninkaan buu ka leexinahyaa shabaab waaba laga yaqaan asaga iyo waalidkiis iyo maalintuu nimankaan ku biiray baa la ogaa,

  2. waxaan leeyahay walaalkeen c/salaan waad mahadsanthay laakiin cidi dishayna alle kashifo

  3. ascww.
    sheekh abdisalaan ilaahay ha ku barakeeyo oo ha ku xifdiyo shiikhana ilaahay ha u naxariisto kii dilayna aduun iyo aakhiroba waa khasaarey.

  4. asc
    Sh Cabdisalaam F Gaas jazaakallaahu khyran
    maqaal aad iyo aad u qiima badan weeye

    khayr Allaah ha ku siiyo

  5. Asalaamu Caleykum
    Akhii Sheekh Cabdi Salaam Faarax Gaas Alle ha kaa abaal Mariyo Muuwduucaan Qiimaha badan oo aad soo dhirin dhirisay waana Maqaal Qiimo badan Waxaana Hubaal ah Inuu Shaqi Ayan daran yahay Kii Dilay oo Gacanta u Geystay Sheekh Abdi Qaadir Nuur Faarax Alle Ha ka dhego Hoygiisa Jannadii Fardawsaade waxaana Hubaal ah Inuu Alle daartiisii Karaamada badneyd Uu Harsanayo Sheekheena xaqiiqdii waxan ku riyooday Habeen dhaweyd isagoo Muusoonayoo Aad u Faraxsan oo Jooga Goob Doog Badan leh oo aan ku Salaamay Allaahu Akbar
    AKhii Kii Fatwooday Iyo Kii soo diray Waa dulloobeen Waana Hoogeen Xaqiiqdii Shabaab Iyo Mujtamacaan Soomaali Inay Is Arkaan oo Xaqiiqdoodii la arkaana waa mid Soo da dajisay Dilkii ay u Keysteen Sheekheenee Iyo Waalidkeenee Sheekh Cabdi Qaadir Nuur Farax Alle ha Ka dhego Hoygiisii Jannadii Fardawsaad Aamiin Aamiin Aamiin
    Maqaalkaagu waa maqaal Qayim Ah Akhii soo da daji Maqaalka Inta dhimana Insha Allaah Alle ha ku barakeeyo oo ha ku Xifdiyo Adiga iyo walaalaha kale Sida sheekh Axmed Abdi Samed iyo Sheekh Abuu Xassaan Insh Allaah

Leave a comment

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
March 2013
M T W T F S S
« Feb   Apr »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online