Tacliiq Khudbadii Jimcaha Masjid Ibraahim Khatarta Dulmiga Sh Xasan Khayre(Dhageyso)

March 19, 2013 - Written by

Masjid-Boorame:-Sheekh Xasan Khayre oo ka mid ah Culumada Magaalada Boorame ayaa Tacliiqiyey Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Ibraahim oo Khudbadii looga hadlay dulmiga iyo Khatarta uu Leeyahay

Sheekh Xasan Khayre ayaa si weyn uga hadlay Khatarta dulmiga uu leeyahay iyo noocyadiisa kala duwan waxaana uu Sheekh Xasan Khayre uga digay umada Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan dulmiga ay dhexdooda is dulminayaan taas oo sababatay xaalada dalka Soomaaliya uu ku sugan Yahay .

Hoos Ka Dhageyso Kalimadii uu Sheekh Xasan Khayre ka jeeediyey Masjidka Ibraahim ee magaalada Boorame.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/wz17e5g6zh/dulmiga.mp3″] ama Halkan MP3

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online