Taleefishanka Al-Jazeera oo wareysi gaar ah la yeeshay Madaxweynaha DFS (Daawo)

March 22, 2013 - Written by

xasanQadar:-Taleefishanka Al-Jazeera qaybtiisa Carabiga ayaa wareysi gaar ah waxaa uu la yeeshay Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud waxaana uu ka xogwaramay wax u qabsoomay dowladiisa  iyo xiriirka uu la leeyahay kooxda Damujadiid.

Waxaa kale oo Madaxweynaha laga wareystay guulaha dublamaasi oo ay sheegtay  in ay gaartay dowladiisa   iyo dibu heshiisiinta ,Federaalka iyo faragalinta dowlada dariska ah ee Kenya iyo Itoobiya.

Hoos ka Daawo Wareysiga taleefishanka Al-Jazeera qaybtiisa Carabiga la yeeshay Madaxweynaha DFS

Cabdikariim Ahmed Barow
Qadar

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online