Wadadda ay u mareen Salafka masaa’isha ay ka furan tahay ijtihaadka W/Q Xudeyfa Raage

March 4, 2013 - Written by

Maqaal-300x158Waxaa maanta u soo gudbinaynaa akhristayaasha halgan.net maqaal diini ah oo uu qoray walaal Xudeyfa Raage uuna kaga hadlayo  jidka ay dadkii Salafka ahaa u mareen Masaa’isha ay ka furan tahay Ijtihaadka , mowduucaan ayaa ah mid aad loogu baahan yahay ka dib markii dad badan oo dhalin yaro ah ay ku kadsoomeen afkaarta guracan ee hareer marsam Manhajka Ahlusaha.

Halkaan ka akhriso maqaalka oo dhamaystiran

Halgan.net

 

1 Comment so far

Leave a comment

  1. asc wr wb dhaman walaalaha webka soo boqandoona salaanta islaamka idinku salaamayaa walaalle xudeyfa rage illaahey hakaa ajarsiiyo illaahna hanaga wada dhigo kuwo ku waano qaataa maqaalkaa noosoo gudbisay dhamaanten aamiin

Leave a comment

*