Xaqa Culimada ay ku leeyihiin Umada iyo kuwa dhiigooda banaysta maxaa lagu gartaa.? Sh Umal.[Daawo Video]

March 31, 2013 - Written by Editor

2Oslo:-Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed kana mid ah culimada ka qayb galaysa Mutamar Islaami ah oo ka socda magaalada Oslo caasimada dalka Norway ayaa waxaa uu ka jeediyey muxaadaro aad u qiimo badan oo uu Shiikhu uga hadlay Xaqa culimada diinta xanbaarsan ay ku leeyihiin umadooda. Sh Maxamed Cabdi Umal allaha dhowree ayaa waxaa uu marka hore waxaa uu qeexay wax la yiraahdo culimo iyo kuwo kale oo lagu khaldi karo laguna dagmi karo isagoo  tusaaleeyey fadliga culimada iyo xaqa ay leeyihiin iyo waa ‘ayo kuwa dhiigooda banaysta maxaase lagu gartaa.

no images were found

Hoos ka dhagayso muxaadaradii Xaqa Culimada  iyo Sh Maxamed Cabdi Umal


Halgan.net/Taleexwacaan

10 Comments so far

Leave a comment

  1. Maansha ALLAAH ILLAAHAY ha inoo xifdiyo Sheikha sida wanaagsan ee uu ugu soo halgamay DIINTA walina uu ku jiro dadaalkeeda ILLAAHAY haka badbaadiyo cadowga gaalada

  2. Maansha allah ilaahow.

  3. awalan asc walaaladay muslimiinta ah meel walba aad joogtaan allaah ayaa mahad iska leh waxaan kufarxay sheekhayna qaaliga ah sh umal markaan sitoos ah aan ula kulmay mu,tamarka oslo allah naxariistiisa ayey kudhacday allow nooxifdi culimadayna sida sh. umal sh. ali mohamed saalax sh. mustafa iyo mashaa ikhdoo dha mahadsanidiin asc

  4. Maansha allah ilaahow culimada noo xifdi weliba Umal iyo kuwa la halmaala ee dadka dacwada fahamsiin og walaahaha halgana ilaahay haka abaalmariyo halganka dacwiga ah ee ay ku jiraan.

  5. ILaahay ha xafido culumda sheikh maxamed umal ka midyahay, ku wii shahiidayna ILaahay haka aqbalo sida sheikh Ahmed xaaji iyo sheikh Abdulqadir Farax nur,iyo intii diintooda lagu dilay….

  6. Halgan walaalayaal ilaahay kheyr badan haydinka siiyo dedaalka dheeraadka ah iyo juhdiga badan ee aad waddaa allahna xaqa haynagu sugo amin sc wr wb

  7. Halgan walaalayaal muxaadaraadkii kalana soo daaya sida kii sheekh almiz

  8. maasha alaah alaha xafido shiiqa alaha ajar kaseeyo anaga alaha naganigo kuwe ku camal fala

  9. Maashaa ALLAAH ilaahay ha noo daayo culimada

  10. Maasha allah, ilaahay sheekha khayr ha siiyo, waa sheekh caalim ah oo bulshada wax fahamsiin og

    By Hussein Hargeisa-Somaliland

Leave a comment

*